Maxaa ka jira in Dowlada Somalia dalbatay in la bedelo Ergeyga sare ee Midowga Afrika?

Dowladda Soomaaliya ay warqad u qortay Midowga Afrika, iyadoo ka dalbatay in la bedelo Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama oo dhowaan loo magacaabay Ergeyga sare oo Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Dowladda ayaa sheegtay in Ergeyga uu dano ganacsi oo u gaar ah ku leeyahay dalka … Continue reading Maxaa ka jira in Dowlada Somalia dalbatay in la bedelo Ergeyga sare ee Midowga Afrika?